“Maanta Qaranku Sidii Mahee Ee Inta Soo Hadhay Haloo Taliyo “Suldaan Cade Gude.
October 28, 2023 - Written by admin
Suldaan cismaan Cade gude oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland ayaa sheegay in loo baahan yahay Somaliland in loo taliyo inta soo hadhay islamarkaana isagoo wax lala yaabo ku tilmaamay in xiligan itoobiya soo hawaysato dekeda Saylac.