berberatoday.com
Dalladda Sonsaf Oo Soo Bandhigtay Cilmi baadhis Laga Sameeyay Caqabadaha Hor Taagan Ka Qaybgalka Siyaasada Ee Dadka Baahiyaha Gaarka Qaba, Dhalinyarada Iyo Haweenka!
October 30, 2023 - Written by admin

Dalladda SONSAF oo kaashanaysa Haya’daha Guryosamo iyo CISU ayaa maanta soo qaban-qaabisay kulan lagu gorfaynayey cilmi-baadhis laga sameeyey  caqabadaha ka haysta ka qayb-galka hogaanka siyaasada ee dadka la garbiyo “haweenka, dadka baahiyaha gaarka ah leh, beelaha la hayb-sooco iyo dhalinyaradda”. Ujeedada kulanka ayaa ahayd in ka soo qayb-galayaashu ansixiyaan cilmi-baadhista sidoo kale soo gudbiyaan qodobadda ay u arkaan in ay muhim tahay in lagu daro cilmi-baadhista.

 

Waxaanu kulan hadalo ka jeediyay gudoomiyaha dalada sonsaf Anwar, masuuliyiin ka socday wasaaradaha arimaha bulshada iyo qorshaynta iyo xubno kale.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews