berberatoday.com
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Dawlada Ingiriiska
October 30, 2023 - Written by admin

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL waxay maanta xafiiskooda ku qaabileen Wefti uu hogaaminayo Madaxa Xafiiska UK ee JSL Md.  Ilyas Malek oo ay wehelinayaan saraakiil kale.

Booqashadan oo ujeedkeeda ahaa kulan isbarasho. Kulankaas ayaa sida oo kale lagaga wada hadlay arrimaha diyaargarowga doorashooyinka soo socda  ee JSL.

KDQ ayaa iyagu na dhinacooda warbixin ka siiyey weftiga hawlaha diyaargarowga doorashada ee imika socda sida dhamaystirka Sharciga ee Golaha Baarlamaanka, soo-saarista Liistada Kama-dambaysta ah Codbixiyeyaasha, iyo diyaarinta qorshayaasha & miisaaniyadda doorashooyinka (Election Timelines & Budget), waxay na weftiga UK ka dalbadeen sidii ay u taageeri lahaayeen shaqada KDQ ee hirgalinta doorashooyinka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews