Haayada Dhawrista Tayada Somaliland Oo Shaacisay Natiijada Baadhitaan Ay Ku Samaysay Sonkorta Shacabka Ka Shakiyeen Fayo Qabkeeda”Daawo Muuqaal
November 1, 2023 - Written by admin
“In Taariikhada kiishka Sonkortu 25kg Ah, Dib Loogu Cabeeyey Ay Khaldan Tahay Oo Ay Tahay 1/10/2023 Halkii Ay Ka Ahaan Lahayd july/2023/ june 2023”Haayada Dhawrista Tayada jsl.
Haayada dhawrista tayada somaliland ayaa shaaciyay natiijada baadhitaan ay ku samaysay sonkor uu dalka keenay oomaar company taasi oo baraha bulshada aad loogaga faalooday datekeega iyo xiliga ay dalka timid.
