Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo kulan La Qaatay Wafti ka Socday Dawlada Ingiriiska Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
November 3, 2023 - Written by admin
Musharaxa madaxwayne ee xisbiga Waddani cabdiraxmaan cirro ay kulan la qaatay wafti uu hogaaminayay safiirka dawlada ingiriiska ufadhiya dalka somaliya kaasi oo safar ku yimid caasimada Somaliland, kaasi oo ay ka wada hadleen xaalada siyaasadeed ee Somaliland gaar ahaan laascanood iyo qabsoomida doorashooyinka isa saaran ee madaxtooyada iyo ta ururada siyaasada.
