Ganacsade Somaliyeed Oo Lagu Diley Dalka Koonfur Africa
November 4, 2023 - Written by admin
Burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa Xalay ku dishay muwaadin Soomaaliyeed deegaanka Gugulethu oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Cape Town ee dalkaasi Koonfur Afrika.
