berberatoday.com
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM oo Muddo-kordhin Loo Sameeyey
November 5, 2023 - Written by admin

Ney York(Berberatoday.com)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa u kordhiyey illaa 31ka October 2024-ka muddada joogitaanka hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Qaraar tirsigiisu yahay 2705 oo ay si wadajir ah u ansixiyeen 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka, ayaa ka codsanaya xafiiska UNSOM inuu sii wado joogteynta iyo xoojinta joogitaankiisa Soomaaliya iyo wadashaqeynta Midowga Afrika.Xafiiska UNSOM, waxaa lagu dhiirrigeliyay inuu isku dubbarido dedaallada Qaramada Midoobay iyo taageeridda Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka, ee dardargelinta hirgelinta Istaraatiijiyadda xasilinta Qaranka iyo dhisidda nabadda Soomaaliya.

UNSOM, ayaa la aas aasay June 2013, si uu u taageero dhismaha dowladnimada iyo nabadeynta Soomaaliya. Xafiiska UNSOM, ayaa dhawaan sheegay in bixitaanka ATMIS uunu saamayn ku yeelan doonin joogitaankooda Soomaaliya.

Golaha Ammaanka, ayaa sidoo kale si adag u cambaareeyay is-hortaagga gargaarka Bini’aadantinnimo iyo beegsiga shaqaalaha caafimaadka.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa dhawaan loo gudbiyay warbixin ku saabsanayd shakhsiyaad ku lug leh rabshadaha  Laascaanood oo ay ku jiraan beegsiga dadka rayidka ah, xarumaha caafimaadka, iyo shaqaalaha ka shaqeeya caafimaadka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews