Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Taiwan Ufadhiya Somaliland.
November 8, 2023 - Written by admin
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa xaruntooda ku qaabiley Safiirka Dalka Taiwan ee JSL Ambassador Allen Chenhwa Lou. KDQ waxa ay Safiirka warbixin ka siiyeen hawlaha diyaargarowga iyo derdergalinta hawlaha doorshaooyinka soo socda ee JSL..
