“Shacabka Falastiin Waanu Garab Taaganahay, Aqbalimayo In Maatida La Xasuuqo”Wasiirka Diinta Iyo Awqaafka Somaliland.
November 12, 2023 - Written by admin
Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta somalilland oo ka hadlay munaasibad lagu taageerayay shacabka falastiin ee duqaynta ay ku hayso Yuhuudu ayaa sheegay in Somaliland garab taagan tahay shacabka reer falastiin islamarkaana aanay aqbalay in la xasuuqo maatida.