Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Furay Shir Lagaga Hadlayo Caqabadaha Iyo Fursadaha Wax Soo Saarka Dalka
November 12, 2023 - Written by admin
Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan warsame ayaa furay shir lagaga hadlayo caqabadaha iyo fursadaha wax soo saarka dalka Somaliland