“Waxa Nagu Soo Duuley Daaroodkii Kenya, Kii Calanka Buluuga Ah Sitay Iyo Kii Ethiopia, Kaayagiina Wuu Raacay”Xil. Indho Indho
November 15, 2023 - Written by admin
Xildhibaan cabdiqaadir Indhi Indho oo kamid ah mudanayaasha golaha guurtida ayaa ka hadlay xaalada laascanood isagoo sheegay in lagu duulay beeshiisa islamarkaana ay iyagu Somaliland wax la leeyihiin.