Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dab Ka Kacay Suuqa Ganacsi Ee Magaalada Muqdisho!
November 18, 2023 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Suuqa ganacsi ee magaalada muqdisho ee somaliya ayaa waxaa caawa ka kacay dab kaasi oo gaystay khasaare hantiyeed dab oo ilaa hada ay socoto damintiisu ayaan la garan karin khasaaraha dhabta ee uu sobobay.