Magacyadda Guddida Uu Gudoomiyaha Golaha Guurtidu Usaaray Xeerka Isasaarka Doorashooyinka!
November 20, 2023 - Written by admin
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa gudi usaaray xeerka isasaarka doorashooyinka ee golaha wakiiladu usoo gudbiyay kuwaasi oo soo naaqishi doono xeerkan golaha horkeeni doono.
Gudoomiye :Xildhibaan Maxamuud Xareed Rooble
Xildhibaan Cawil Cismaan Maxamuud
Xildhibaan Cabdiqadir Maxamed Xasan
Xildhibaan Ibraahim Muxumed Aw-axmed
Xildhibaan Cumar Nuur Xasan Waaye
Xildhibaan Axmed Maxamed Cabdi Shide
Xildhibaan Maxamed Ducaale Qurux