Shir Lagaga Hadlayo Isbadalka Cimilada Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa “Daawo Muuqaal
November 21, 2023 - Written by admin
Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan ayaa ka qaybgalay shir lagaga hadlayo isbadalka cimilada somaliland oo maanta ka furmay magaalada Hargaysa
Wasiirka wasaarada deegaanka shugri xaaji ismaaciil bandare iyo agaasimaha guud ee wasaarada deegaanka ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada shirkan iyo arimaha lagaga hadli doono.