Gaboose Oo ka Hadlay Waxyaabaha Keena Cudurka Faaliga Iyo Sida Looga Badbaadi Karo”Daawo Muuqaal
November 22, 2023 - Written by admin
Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo ah dhakhtar ku takhasusay Cudurada Maskaxda ayaa ka hadlay waxyaabaha keena xanuunka faaliga Iyo Sida looga Badbaadi Karo.