Golaha Deegaanka Degmada Saylac Oo Xilkii Ka Qaaday Maayarkii,Maayar Cusubna Doortay
November 23, 2023 - Written by admin
Saylac(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha deegaanka degmada saylac ayaa xilkii ka qaaday maayarkii hore ee golaha deegaanka iyagoo doortay maayar cusub.