Dawlada Itoobiya Oo Shaacisay In Ay Somaliland Usocda Wada Hadal Isticmaalka Dekeda Berbera A
November 24, 2023 - Written by admin
Dawlada itoobiya ayaa xaqiijisay in ay dawlada somaliland usocdo wada hadal la xidhiidha sidii ay itoobiya u isticmaali lahayd dekeda berbera kaasi oo ay sheegtay in uu meel fiican marayo wada hadalka udhexeeya Somaliland.