Warbixin: Maxa Kala Haysta Xeerka Doorashooyinka Iyo Golaha Guurtida!
November 25, 2023 - Written by admin
Golaha Guurtida Somaliland ee uu gadhwadeenka uyahay saleebaan maxamuud ayaa tan iyo intii ay dalka ka taagnayd muranka doorashooyinka waxay iyagu dhinacooga caqabad ku noqdeen xeerararka arimaha doorashooyinka khuseeya ee ay usoo gudbiyaan galaha wakiilada