Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol Ee Dalka Uk. “
November 29, 2023 - Written by admin
“Hadii Ay Magaalada Bristol Ahaan Jiray Xarunta Kulmiye, Maanta Waa Waddani” Midkamid ah Aqoonyahanka Magaalada Bristol
BRISTOL(Berberatoday.com)-Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi Cirro iyo waftigii uu hogaaminayay ee ay ku weheliyeen gudomiyaha xisbiga musharaxa madaxwayne kuxigeenka ee xisbiga iyo saraakiil kale ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol Ee Dalka Uk.


