Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Gaashaanle Sare Maxamuud Axmed Ubaxle. H
November 30, 2023 - Written by admin
Waxaa maanta aas qaran xabaalaha Masalaha Ee magaalada hargaysa loogu sameeyay alle ha,unaxariistee marxuum gaanshaale sare maxamuud axmed ubaxle oo katirsanaa ciidanka booliska somaliland
Aaska marxuumka ayaaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan hogaanka ciidanka booliska madaxdhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.