berberatoday.com
“Habarjeclo Iyo Habar Awal Waa Hilbo Wada Dhashay Intay Hurdaan Uun Bay Kala Maqan Yihiin….”Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi”Daawo Muuqaal
December 1, 2023 - Written by admin

“Baraha bulshada ku kulanto ilaa shalay waxa ka socday suldan xasan muxuu uga hadli wayey shirkii talowadaag ee beesha Habarjeclo
H jeclo iyo subeer awal waa hilbo wada dhashay, tageero iskuma laha ee waajib ayay isku leeyihiin, naf iyo maalba inay isu huraan ah, waan taageraynaa shirka Talowadaag, Subeer Awalna Waa ku waajib wixii la gudboon inay yeelan,
waxaanu diyaar u nahay difaaca Jamhuuriyada Somaliland.
Waxaan leeyahay Reer Sheekh Isxaaq waa ul iyo diirkeed ninka u kala abtirnaaya ka daaya ayaanu leenahay.”
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer- Awal Suldaan Xasan.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews