berberatoday.com
Shirkii Beesha Ciise Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Deegaanka Jidhi Iyo Nuxurka Qodobo Xasaasiya Oo Kasoo Baxay”Daawo Muuqaal
December 1, 2023 - Written by admin

Shir Beesha Ciise mudo lix cisho ah uga socday deegaanka jidhi ee gobolka salel ayaa maanta lasoo gabomgabeeyay kaasi oo laga soo saaray war murtiyeed xanbaarsan nuxurka shirka

Beesha ciise ayaa bayaan ay soo saareen oo ka koobnaa 8qodob kaga hadlay tabashada beesha ee saamiga xukuumada somaliland , madaxbaanina gobolka salel ee ay degto beesha ciise

Sidoo kale qodobada laga soo saaray shirka beesha ciise ayaa xukuumada loogu baaqay in ay xayiraada ka qaado lix goob doorasho oo xaniban ee deegaano hoos yimaada Gobolka Selel iyo Maroodi Jeex

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews