berberatoday.com
Reer Borama Oo Gaadhi Qaaliya Gudoonsiiyay Wasiirkii Xilka Lagaga Qaaday Shacabkayga Ayaan La Dareen Ahay.
December 11, 2023 - Written by admin

Qaarkamid ah aqoonyahanka iyo ganacsatada reer Boorama ayaa gaadhi qaaliya gudoonsiiyay wasiirkii hore ee wasaarada maalgashiga oo xilka madaxwayne biixi kaga qaaday hadal uu ka yidhi madal aroos oo ahaa waxan la dareen ahay tabashada ay qabaan reer awdal

Munaasibadan loo qabtay wasiirkii hore ee wasaarada maalgashiga Somaliland oo ay kazoo qaybgaleen siyaasiyiinta iyo qaybaha kala duwan ee shacabka ku dhaqan magaalada boorama ayaa lagu gudoonsiiyay gaadhi V8 Ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews