Xuska Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Jig Jiga.
December 11, 2023 - Written by admin
Munaasabadda Xuska maalinta Qowmiyadaha Itoobiya ayaa maanta si weyn loogu xusay magaalada Jigjiga ee Dowlad degaanka Soomaalida, waxaana xuskan kasoo qaybgaley masuuliyiin isugu jira kuwa heer Fedaral iyo madaxda dowlad degaannada dalka Itoobiya marka laga reebo kan Tigray, Safiirrada dalalka Soomaaliya Jabuuti iyo marti sharaf kale.

