Wefti Ka Socda Dawladda Koonfur Afrika Iyo Xisbul-xaakimka ANC Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland!
December 12, 2023 - Written by admin
Masuuliyiinta sarsare ee KULMIYE ayaa soo dhaweeyey wefti ballaandhan oo ka socda dawladda Koonfur Afrika iyo xisbul-xaakimka haya talada waddankaasi ee ANC, ayaa booqasho rasmi ah ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland.
