Madaxweyne Muuse Biixi oo 14 Xubnood Uu Umagacaabay Amniga Dalka Iyo Doorashooyinka Hal Xubin Uga Quudhiwaayay Reer Saaxil
December 16, 2023 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maalintii Khamiista 14 Xubnood oo Katirsan Xukumadiisa iyo Xisbiga Kulmiye Umagacaabay ka shaqaynta Amniga Qaranka iyo doorashooyinka ayaan hal xubin kaga darin beesha deegaanka Gobolka Saaxil halka uu beeshiisa Sacad Muuse kaga daray xubno ay kamid yihiin Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Cabdillahi Faarax Cabdi iyo Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Samaale.