“Xukuumada Maanta Waxba Kaga Baydhi Maayo, Halkay Dalka Dhigtay, Nin Rag Ahina Waa Ogyahay, Nacasna Loo Sheegi Maayo” Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.
December 18, 2023 - Written by admin
Suldaanka Guud ee beesha Subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan cabdiraxmaan Ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalku marayo, dagaalka beelaha walaalaha ah ee dib uga soo cusboonaaday deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag.
