Maayarka Cusub ee Degmada Burco oo Lagu Wareejiyay 3 Milyan oo Dollar oo Dayn Ah”Daawo Agaasimaha Waaxda Maaliyada oo Sharaxaya
December 23, 2023 - Written by admin
Maayirkii hore Degmada Burco Cabdirisaaq Herro ayaa ku wareejiyay Maayirka cusub ee degmadaasi lacag dhan 2,899,000$ oo deyn ah , taas oo lagu leeyahay dawlada hoose ee degmada Burco.