berberatoday.com
Madaxwayne Mustafe Cagjar Oo Bilaabay Baro Kicinta Beelaha Isaaq Iyo Qaylo Dhaanta Kasoo Yeedhay Shacabka Deegaanka Xarshin.
December 23, 2023 - Written by admin

Ciidanka liyuu booliska ee dawlad deeganka somalida ayaa xoog dhulkoogii ka rartay beesha isaaq sacad muuse “reer liibaan” kaasi oo Hoos Yimaada degmada  xarshin islamarkaana uu dhawaan dagaal ku dhexmaray deegaanka midkamid ah beelaha ogaadeen iyo beesha sacad muuse reer liibaan.

Ciidanka liyuu booliska oo ka  amar qaadanaya madaxwayne mustafe cagjar ayaa dadkii deganaa deegaanada cadaad dhadheer, Waryuugle, das geenyo iyo dibirawayn  Oo Isku jirta 40km Ee wadada cad ee kala badha dhulka isaaq iyo Ogaadeen Ayaa waxaa xoog ku barakiciyay ciidamada liyuu boolisku

Sidoo kale maamulka madaxwayne cagjar ayaa deegaankani hoos geeyay degmada Dhagax Buur isagoo toos ula saftay beeshiisa

Qaarkamid ah dadwaynihii laga soo barokiciyay deegaankooga ayaa baaq udiray dawlada fadaraalka itoobiya iyo guud ahaan umada islaamka ah iyagoo ka dalbaday in laga soo gaadho madaxwayne cagjar oo qaab qabiil ubarokicinayo

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews