berberatoday.com
Waftigii Badhasaabada Awdal Iyo Selel Oo Gaadhay Degmada Garbo Dadar Iyo Heshiish Ay Dhex Dhigeen Beelaha Wada Dega.
December 23, 2023 - Written by admin

Wafti uu hogaaminayay badhasaabka gobolka awdal oo ay weheliyeen badhasaabka gobolka salel iyo xubno iskugu jira madaxdhaqameed iyo siyaasiyiin oo maalmihii udanbeeyay safar nabadayn ah ku marayay gobolka selel ayaa maanta gaadhay degmada garbo dadar ee gobolka salel halkaasi oo ay kulan iskugu keeneen beelaha wada dega oo mudooyinkii udanbeeyay warbaahinta isku mariyay hadalo colaad hurin kara

Waftigan  ayaa heshiish nabadeed dhex dhigay beelaha walaalaha ah ee wada dega degmada garbo dadar kuwaasi oo aykula dardaarmeen in ay wada ilaashadaan wada jirkooga.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews