berberatoday.com
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland
December 24, 2023 - Written by admin

Fadhigii 3aad ee Kalfadhiga 7aad ee Golaha Wakiilada  JSL oo uu shirgudoominayay Gudoomiyaha Golaha Md prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) kana soo qayb galeen 45 Xildhibaan ayaa lagu ansixiyey Xeerka Ciidanka Qaranka JSL (Ciidanka Milateriga).

Fadhiga oo ay joogeen 45 xildhibaan ayaa waxa loogu codeeyey sidan

Ogolaaday = 41 Xildhibaan

Diiday = 0

Aamusay = 3 Xildhibaan

Gudoomiyuhuna muu codaynin

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews