berberatoday.com
Madaxdhaqameedka Beesha Bariga Burco Oo Shir Deg Deg Ah Iskugu Yimid Iyo Nuxurka Go,aamada Ay Kasoo Saareen,
December 24, 2023 - Written by admin

Madaxdhaqameedka beesha bariga burco “habar jeclo” oo shirk u yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo uu gudoominayay suldaanka guud ee beeshu suldaan cabdilaahi ayaa go,aamo laga soo saaray dhacdooyin habeenkii xalay ka dhacay shirar ay dhalinyarada beeshu ku qabsadeen hargaysa iyo burco oo buuq iyo gacan ka hadal hadheeyay

Madaxdhaqameedka ayaa shacabka ay matalaan ugu baaqay midnimo iyagoo sheegay in aanu jirin doonin shirar magaca beesha lagu qabsan karaan islamarkaana dhacdoyinkii xalay looga baahan yahay in ay daweeyaan dadkii soo abaabulay dhalinyarada.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews