Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Ardayda Jaamacada Golis.
December 26, 2023 - Written by admin
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ujeediyay ardayda Jaamacada Golis kuwaasi oo uu uga xogwaramay aqoonta iyo doorka ay ku leedahay horumarka bulsheed.