Shirwaynaha Horumarinta waxbarashada somaliland ayaa maanta ka furmay magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama.