Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Kala Nool Wadamada Caalamka Oo Bogaadiyay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya.
January 5, 2024 - Written by admin
Qaarkamid ah Jaaliyadaha Reer Somaliland eek u kala Nool Wadamada Malesia, Garmalka, Uastralia Iyo Hindiya Ayaa Bogaadiyay Heshiiskii Taariikhiga ahaa ee ay kala sexeexdeen Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Iyo Raysalwasaaraha Itoobiya.



