berberatoday.com
Tibor Nagy Oo Ugu Baaqay Soomaaliya Inay Kasoo Dhalaasho Qaska Ka Jira Dalkeeda Inta Ay ka Qaylinayso Somaliland!
January 5, 2024 - Written by admin

Kaaliyihii hore ee Xoghayaha Arrimaha Dibadda dawladda Maraykanka, isla markaana ahaan jiray Safiirkii Maraykanka u fadhiyay Addis Ababa, Tibor Nagy, ayaa ugu baaqay Soomaaliya in ay ka soo dhalaasho qaska ka jira Dalkeeda inta ay ka qaylinayso is fahamka dhex maray Somaliland iyo Itoobiya.

Diblomaasigan ayaa sheegay in Soomaaliya ay u taallo inay furdaaminta dhibaatadeeda oo ay ku foognaato sidii ay xal ugu heli lahayd qaska iyo dhibaatada haysata iyaga, inta aanay ka werwerin oo aanay dhiillo ka muujin dalalka deriskeeda ah.

Kaaliyihii hore ee Arrimaha dibadda Maraykanku wuxuu sidaas ku sheegay farriin uu ku baahiyay X (Twitter)-ka oo uu ugu jawaabayey Soomaaliya oo shalay qaracankii ay ka qaaday is fahamka Somaliland iyo Itoobiya jahowareer siyaasadeed ku dhacay

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews