berberatoday.com
“Heshiiska Itoobiya La Gashay Somaliland Waxa Uu Abuurayaa Fursado Badan Oo Horumarineed”Lawrence Freeman.
January 6, 2024 - Written by admin

Lawrence Freeman oo u dhashay dalka Maraykanka oo u dhuun daloola siyaasadda iyo dhaqaalaha Afrika ayaa sheegay in heshiiska Itoobiya iyo Somaliland uu tusaale wanaagsan u yahay horumarka qaaradda.

Itoobiya waxa ay Somaliland la saxeexatay heshiis u ogolaanaya in laga galo iridaha badda. Heshiiska ayaa waxaa u saxiixay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

 

Heshiiska ay Itoobiya la gashay Somaliland waxa uu abuuri doonaa faa’iidooyin labada dhinac ah iyo fursado horumarineed oo ballaadhan, sida ay qabaan khubaradu.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews