Ilyaas Cismaan Lugatoor oo Hore U Ahaa Wasiirkii Duulista Putland oo Loo Doortay Madaxweyne Kuxigeen
January 8, 2024 - Written by admin
Ilyaas Cismaan Lugatoor oo hore u ahaa wasiirkii Duulista iyo hawada ee Puntland ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Puntland.
