Golaha Wakiilada Somaliland Oo Meelmariyay Qaraar Ay Kaga Soo Horjeedaan Faro galinta Maamulka Somaliya Ee Arimaha Somaliland
January 9, 2024 - Written by admin
Mudanayaasha Golaha Wakiiladda JSL ayaa Ansixiyey Qaraar ay kaga soo horjeedaan Faro-gelinta Dawlada Soomaaliya Ee kaga hadleen Arimaha Badda Jamhuuriyada Somaliland.
