berberatoday.com
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Golaha Guurtida Ku Bogaadiyay Ansixinta Xeerka Isa Saarka Doorashooyinka Isku Sidkan!
January 9, 2024 - Written by admin

Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ku hambalyeeyay Ansixinta Xeerka Isa saarka doorashooyinka Isku Sidkan Ee Somaliland kuwaasi oo lagu wado dalka in ay ka dhacaan 13ka November 2024.

Waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa xubnaha Aqalka Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland ee maanta codka aqlabiyadda ah ku ansixiyey Xeerarka doorashooyinka isku sidkan ee Xeer 14/ Xeer 91 ee Doorashada Madaxtooyada iyo Ururada siyaasadda /Xisbiyada Qaranka.

Waxaa maanta marag ma doon ah oo caddaatay in dhabadii doorashooyinka isku sidkanaa uu dalkani qaaday, sidaas darteed, dhammaan shacbiga ku nool Jamhuuriyadda Somaliland ha u diyaar garoobeen doorashada muddeysan ee 13ka November 2024.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews