Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Dalka Itoobiya Iyo Arimaha Ay Wada Hadleen!
January 9, 2024 - Written by admin
Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismail Tani Iyo Saraakiil katirsan Ciidanka Qaranka oo safar shaqo ku tagay dalka Itoobiya ayaa la kulmay dhigiisa Dalka Itoobiya General Birhanu Julana.
