berberatoday.com
Dawlada Somaliland Oo Digniin Ka Dhan Ah Hagar Daamada Maamulka Somaliya Udirtay Muwaadiniinteeda Ku Nool Magaalada Muqdisho!
January 10, 2024 - Written by admin

Xukuumada Somaliland ayaa jawaab ka bixisay xadgudubyada iyo cago julayn ay maamulka somaliya ku hayaan muwaadiniinta reer Somaliland eek u nool magaalada muqdisho kuwaasi oo maalmihii ugu danbeeyay ay si gaar ubartilmaameedsanayeen Laamaha Amaanka ee maamulka somaliya kuwaasi oo ay ku wargalisay in ay is ilaaliyaan kana foojinaadaan tacadi loogu gaysto reer Somaliland ayaad tihiin

Sidoo kale Xukuumada Somaliland ayaa maamulka madaxwayne xasan sheikh ugu baaqday in ay ilaaliyaan xuquuqda shacabka kana digtoonaadaan kala fogaynta shacabka somaliya iyo Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews