Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.
January 10, 2024 - Written by admin
Hoggaanka Hawl gelinta Ciidanka Qaranka JSL S/Guuto Cabdi Cabdilahi Xasan iyo Saraakiil uu Hogaaminayo ayaa garoonka diyaaradaha Ee Caasimada hargaysa ku soo dhaweeyay wafdigii Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL ee hawlaha shaqo u joogay wadanka Ethiopia. Galabtana dalka dib ugu soo laabtay.
