berberatoday.com
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shir Kaga Qaybgalay Magaalada Jidah Ee Dalka Sucuudiga!
January 11, 2024 - Written by admin

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa Magaalada Jiddah  ee dalka Sucuudiga kaga qayb galay shirka mu’tamarka  khidmadda  Xajka oo sanad kasta ay Qabato Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee dalka Sucuudiga isla markaana ay kasoo qayb galaan Daneeyayaasha Arrimaha Xajka ee Waddamada Islaamka ah .

Waxana Wasiirku uu halkaasi kula kulmay Wasiirka Arrimaha Xajka iyo Cumrada ee Dalka Sucuudiga Dr Tawfiiq Binu Fawsaan Al-rabiica .

Dhinaca Kale waxa Wasiirku kulan la qaatay Shirkadaha ka shaqeeya Arrimaha Xajka iyo Cumrada iyadoona ay ka wada hadleen arrimo ku saabsan xajka iyo Cumrada.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews