berberatoday.com
“Ciidanka Badda Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Ay Si Buuxda Gacanta Ugu Hayaan, Ammaanka 850-km Oo Gacanka Cadmeed Ka Tirsan”Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Mareexaan
January 13, 2024 - Written by admin

“Ciidanka Badda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay si buuxda gacanta ugu hayaan ammaanka 850km oo Gacanka Cadmeed ka tirsan. Ciidankeennu waxa ay ilaaliyaan ganacsiga caalamiga ah, waligeedna kama dhicin falal budhcad-badeed ah.

Su’aashu waxay tahay: Nabad-gelyada mandaqadda ma waxa la waydiiyaa Jamhuuriyadda Somaliland, mise dawladda Soomaaliya oo Muqdisho ka degan 4km oo UNSOM ilaaliso?

Somaliland waa in ay qayb ka noqoto nabadgalyada mandaqadda. Qofkii si kale u fikira wuu luminayaa.”

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland ahna Afhayeenka xukuumada Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan).

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews