Golaha Wakiillada Somaliland oo Cod Aqbalabiyad Ah Ku Ansixiyey Labadii Xeer ee Doorashooyinka Isasaaran”Daawo Muuqaal
January 15, 2024 - Written by admin
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa cod aqbalabiyad ah ku ansixiyey labadii xeer ee Doorashooyinka isku sidkanaa, iyagoo meesha ka saaray Wax-ka-baddalkii Golaha Guurtida.
Berberatoday.com