Dawlada Itoobiya Oo Sheegtay in Waddamada Darisku Sii Ogaayeen Heshiiska Somaliland
January 16, 2024 - Written by admin
La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia, Redwan Hussien, ayaa sheegay inay dalalka Gobolka Geeska Afrika sii ogaayeen heshiiska is-afgarad ee dhawaan dhexmaray madaxweynaha Somaliland iyo Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia.
