Madaxweynaha Jsl Oo Qaabilay Maayarka Iyo Kuxigeenka Degmada Burco Oo Maalintii Shalay Ku Biiray Xisbiga Kulmiye!
January 16, 2024 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Maayarka cusub ee dhawaan loo doortay degmada Burco, Mudane Maxamed Xirsi Axmed Iyo maayar-ku-xigeenkiisa, Mudane Suldaan Nuux Jaamac oo dhawaan shaaciyey inay ku biireen xisbul-xaakimka KULMIYE.

