Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Dib Uhelay Xoriyadiisa, Kana Warbixiyay Xadhigiisa!
January 17, 2024 - Written by admin
Wasiirkii Hore ee wasaarada Beeraha Somaliland Axmed muumin seed ayaa dib uhelay xoriyadiisii laba cisho oo uu ku xidhnaa magaalada hargaysa kadib
Sidoo kale Siyaasi axmed Muumin ayaa ka warbixiyay sobobta keentay xadhigiisa.