Ururka Qareenada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xeerarka Ay Ansixiyeen Baarlamaanka Jsl.
January 17, 2024 - Written by admin
Ururka qareenada Somaliland ayaa war saxafeed kazoo saaray xeerrarka isa saarka doorashooyinka ee ay ansixiyeen golaha wakiilada Somaliland.
Sidoo kale ururka Qareenada Somaliland ayaa soo dhaweeyay dhamaystirka sharciga doorashada ee ay meelmariyeen baarlamaanka Somaliland
